The 2012 initiated talks and their demise
1.It was recognised at the (international) June 2012 London Conference that there was a ‘need for the international community to support any dialogue between Somaliland’ and the then Somalia government ‘or its replacement may agree to establish in order....Read More
With much appreciation and gratitude we, the Somaliland Society in Europe (SSE), are delighted that Tower-Hamlets Council voted on 19th November 2015 to pass a motion that officially pledged its support for Somaliland as an independent state. Tower-Hamlets has become the third UK council to do so, fo....Read More
In mudo ah ayay Dalladu walaac ka qabtey halka iyo jihada looga baxayo wada-hadalka fashilmay ee wakhtiyadan dambe lala wadey waddanka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya. Maalmahan dambe waxaa warbaahinadu soo tabineysay warar iyo hadalo laga soo xigtey dad ka soo jeeda Somaliland oo qaar ku joogaan wa....Read More
Congratulations to all Somaliland people on the twenty-fourth anniversary of the declaration of independence.
Somaliland communities in Europe are working hard to commemorate the day when on 18th May 1991 the Republic of Somaliland withdrew from the defunct union with Somalia after 30 y....Read More
Dallada SSE waxay dhiirigelinaysaa in wada-tashi wada jir ah laga yeesho muddo kordhinta la isku khilaafsanyahay si aanay u dhaawacmin hana-qaadka nidaamka Dimuqraadiyadeed ee Somaliland
SSE waa dallad kulmisa Jaaliyadaha reer Somaliland ee Qaaradda Yurub, kuwaasoo daneeya danta dalka iy....Read More
Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay baaqan kooban ku muujinayaan xadhiga iyo xanibaada lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha Qurbo jooga ee dalka Sweden Zakariye Xasan Waceys , maalintii Salaasada ee ay taariikhdu aheyd 6 Janaayo 2015.
Dallada SSE xogta ay ka hes....Read More
Tixraac: SSE/Fr –001-PR
Dallada kulmisa ururada iyo bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) ayaa idinla wadaageysa xasuusta sannadka laga gudbayo ee 2014 iyo sannadka inagu soo fool leh ee 2015. Ugu horreyn Dalladu waxay idiin soo tabineysaa hambalyada sannadka c....Read More
The Somaliland Society in Europe (SSE), a network of organisations representing about 45 Somaliland Diaspora Community Organisations from 11 European countries, notes the forthcoming High Level Partnership meeting on Somalia scheduled for 19-20 November 2014 in Copenhagen (Denmark).
Som....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxa dareen walaac iyo werwer ka muujinayaan khilaafka iyo muranka mar kale ka soo cusboonaadey Golaha Wakiilada maalintii Sabtida ee ay taariikhdu aheyd 15ka November 2014.
Ugu horreyn Dallada SSE waxay baaqan uga faa’....Read More
As members of the large British and European communities of Somaliland origin, we have witnessed with appreciation, tinged with envy, how the United Kingdom recently dealt with the demand for self-determination by the people of Scotland and the clear agreement to continue to work together constructiv....Read More
Dallada Somaliland Societies in Europe (SSE) oo kulmisa Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub waxay fariin taageero ah u dirayaan ciidamadda Somaliland oo maalintii Khamiista ee 28(ka) Ogoosto ku waabariistay tuulada Saax-dheer si ay u sugaan nabada iyo deganaanshaha Somaliland. SSE waxay hawl galkan ciida....Read More
On the occasion of 18th May 2014 Somaliland Society in Europe (SSE) wants to extends their heartfelt wishes to all the nationals of the Republic of Somaliland, both in the diaspora and inside country.
It is a great opportunity that Somaliland and friends of Somaliland will be coming together on....Read More
Kulan sannadeedka Jaaliyadaha Yurub ee Somaliland oo uu soo qaban-qaabiyey ururka Somaliland Society Europe (SSE), ayaa maalintii Sabtida (26.04.2014) lagu soo gabogabeeyay magaalada Helsinki ee dalka Findland. Kulan sannadeedka ayaa waxa iska kaashadey dallada SSE iyo Jaaliyada Somalilande ee dalka....Read More
Shirweynihii dallada xidhiidhisa Jaalliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub ayaa si rasmiya uga furmay magaalada Helsinki ee dalka Findland maallinta Jimcaha ee 25ka April 2014. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay in badan oo ka mid ah qurbo jooga dalalka Yurub oo ay ka mid yihiin Findland, Holland, ....Read More
In collaboration with Somaliland Seura ry (SL), an umbrella organisation of Somaliland community organisations in Finland, SSE is organising its Annual General Meeting and Conference on:
Date: 25th – 26th April 2014
Venue: Hilton Hotel, Helsinki, Finland
Topics:
•Chal....Read More
With much appreciation and gratitude we, the Somaliland Society in Europe (SSE), are delighted that Sheffield City Council voted on 2nd of April 2014 to pass a motion to support Somaliland’s bid for an international recognition and for calling the UK Government to play a major role in this effort. It....Read More
SSE (Somaliland Society in Europe) and
Somaliland Community in Finland (Somaliland Seura)
Invite You to the SSE AGM and Conference
Friday 25th- 27th April 2014
Place of meeting: Hotel Hilton, Helsinki
Together we can be the best
SSE’s Annual....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxa dareen aad u taban ay ka muujinayaan dhaqdhaqaaqa ilaa shalay ay ku hirdamayeen xildhibaanada kala taageersan mooshinada la soo jeediyay oo ilaa hadda ansixintooda la isku hayo
Dallada SSE way ogsoontahay in xildhib....Read More
Sannad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu haddimo leeyahay, waa laga helaayoo, hadhow lagu xusuutaa, kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay (Aamiin)
Dallada xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan dadka reer Somaliland ugu horreyn idi....Read More
Saddexda Xisbi Qaran ee Somalilandwaxa aanu ugu hambalyaynaynaa heshiiska iyo isla qaadashada qabashada dood Cilmiyeedka oo loo wada dhanyahay. Tani waxay meesha ka saaraysaa is-maandhaafkii siyaasadeed ee beryahanba la isku khilaafsanaa qabashada dooda Qaran.
Dallada SSE oo ay ka bahoobeen jaa....Read More
Dallada SSE oo ay ka bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxa ay walaac ka muujinayaan khilaafka iyo is-maandhaafka ba’an ee soo kala dhex galay shir guddoonka Golaha Wakiilada. Khilaafka oo ka dhashay magacaabista guddi hoosaadyada ayaa dallada SSE ay si cad baaqan ugu qeexayaan si....Read More
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida-ul Adxada oo ku beegan maalinta Salaasada ee ay taariikhdu tahay 15ka Oktoobar 2013.
....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaalliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan ku hambalyaynaysaa kuna taageeraysaa qaraarka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay kulanka xukuumadda Ingiriisku ku qabanyso magaalada Bruxelles, taariikhdu markay tahay 16 september 2013. Waa kulan loo qabanayo....Read More
Dallada xidhiidhisa bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) waxay dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinaysaa munaasabada Ciida fidriga oo ku beagan maalinta Khamiista ee 9 Ogoosto 2013
Ugu horreyn Ilaahay ayaa ....Read More
Dalladda xidhiidhisa jaalliyadaha qurbo joogga Somaliland ee Yurub, SSE, waxay ugu hambalyaynaysaa wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskashigaa Caalamiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo la wareegay xilka wasaaraddaasi.
Waxaannu wasiirka cusub Illaahay uga bary....Read More
Sida aan saxaafadda kala soconay waxa magaalada Hargeisa ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay laba arrimood oo kala ahaa weerar lagu qaaday 24-kii April ee sannadkan xarunta wargayska Hubaal oo dhaawac loogu gaystay laba suxufi, sidoo kale waxa la xidhay bishan July 3-deedii ee 2013-ka lab....Read More
Somaliland Society in Europe (SSE), on behalf of its affiliated organisations, wishes the people of Somaliland wherever they are festive celebrations for this national day. SSE commends Somaliland diaspora communities in Europe for their heartless efforts to organise celebration events across major E....Read More
Somaliland Society in Europe (SSE), on behalf of its affiliated organisations, wishes the people of Somaliland wherever they are festive celebrations for this national day. SSE commends Somaliland diaspora communities in Europe for their heartless efforts to organise celebration events across major E....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaalliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan ku hambalyaynaysaa kuna taageeraysaa qaraarka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay kulanka xukuumadda Ingiriisku ku qabanyso magaalada London, taariikhdu markay tahay 7 May 2013. Waa kulan loo qabanayo dalka So....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaalliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxay baaqan ku hambalyaynaysaa kuna taageeraysaa qaraarka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay kulanka xukuumadda Ingiriisku ku qabanyso magaalada London, taariikhdu markay tahay 7 May 2013. Waa kulan loo qabanayo dalka So....Read More
Kulan sannadeedkii Jaaliyadaha Yurub oo ka qabsoomay Brussels oo ah caasimada waddanka Biljimka.
Kulanku wuxuu si rasmiya u bilowdey maalintii Jimcaha ee 12.04.2013, waxaana ka soo qayb galay xubno aad u tiro badan oo isaga yimid daafaha Yurub. Waxaa nasiib wanaag iyo fursad fiicanba u aheyd Da....Read More
The 11th April 2013 Brussels Rally “Pushing Somaliland’s Case for International Recognition”
5th April 2013
Somalilanders in Europe are getting prepared for their first rally in Brussels in support of Somaliland’s case for international recognition. The rally, organised by the Somaliland....Read More
Shirkan oo ujeedadiisu ahayd
1.Baraarujin sidii Qurbajoogga reer Somaliland ee ku nool UK ay uga qayb qaadan lahaayeen bannaanbaxa ka dhici doona Brussels 11 April 2013 . ( 2 ) Wada-xaajood in laga yeesho shirka Somalia loogu qaban doono London 7 May 2013 .
Shirkaa waxaa qudbad ka ....Read More
Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub, waxa ay baaqan ku muujinayaan dareenka ay ka qabaan warqada uu ku saxeexanyahay mas’uulka labaad ee ugu sareeya dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon isla markaana ku socotay Xooghayaha Arrimaha Dibada ee Dowladda Marayka....Read More
The Somaliland Society in Europe (SSE) is deeply shocked by the facts that the Foreign and Commonwealth Office (FCO) in London has decided to advice against all travel to the Republic of Somaliland by British Nationals. The FCO statement indicates that there are specific threats to Westerners in Soma....Read More
Sannad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu haddimo leeyahay, waa laga helaayoo, hadhow lagu xusuutaa, kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay (Aamiin)
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan dadka reer Somaliland ugu horr....Read More
Taariikh : 26/11/2012
Tixraac : SSE/Fr –b025
BAAQ
Dallada SSE oo ay ka bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxay halkan ku muujinayaan kuna bogaadinayaan dhammaan dhinacyada....Read More
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida-ul Adxada.
Ugu horreyn Ilaahay ayaa mahadi u sugnaatey iyadoo dalkeena iyo dadkiisuba....Read More
Innaa Lilaahu wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magaca guddiga dallada SSE iyo ka dhammaan xubnaha Dallada SSE ee dalalka Yurub ayaa waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland iyo inta ku hadasha Afka Soomaaliga oo uu ka baxay Abwaan tiirar adag u ahaa kobcinta....Read More
Réf: SSE/Fr- b020
Sida aan saxaafadda kala soconnay waxaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal lagu xidhay bishan Sibtember 13dii 2012 labada suxufi ee Haashim Sheekh Cumar Good iyo Wariye Mursal kuwaas oo xadhigoodu la xidhiidhinayo mihnaddooda shaqo, gaar ahaan warar ay halkaas ....Read More
Inkasta oo aan aad loo shaacin waxa dhawaan Jamhuuriyadda Somaliland yimid wafti isugu jira qolyo ka socda Dawlada Finland iyo oday dhaqameed ka socda waddanka aynu dariska nahay ee Soomaaliya. Waftiga oo uu ururkaa Finland ka socdaa gadh wadeen u ahaa waxay dalbadeen inay la kulmaan Golaha Guurtida ....Read More
On 1 August 2012, Somalia adopted a new “Provisional Constitution” and by the end of August, a new government will be set up in Mogadishu (Xamar), Somalia. We are, however, yet again saddened by the fact that Somalians are still busy crafting constitutions and governments that claim to include Somal....Read More
Ummadda Jamhuuriyadda madaxa bannaan ee Somaliland waxa ay ka xun tahay in ay dadka Somalia mar kale ku dhex dareen magaca iyo dalka Somaliland arrimahooda in kasta oo ay u caddahay qof kasta in ilaa 1991kii dadka Somaliland ay nabaddooda yagleeleen oo ay samaysteen Dastuur lagu ansixiyey 2001kii aft....Read More
Somalia waxay 1dii Ogost 2012 qaateen “Dastuur ku Sima ah (Provisional Constitution)”, dabayaaqada bishan Ogost-na waxa lagu wadaa in dawlad cusub looga unko Muqdisho(Xamar). Haddaanu nahay qurba jooga reer Somaliland waxaanu si aad ah uga xunahay in dadka Somalia walli isku mashquulinayaan yab-yabi....Read More
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida fidriga oo ku began maalinta Axada ee 19ka bisha August 2012.
Ugu horreyn Ilaa....Read More
Dallada kulmisa ururada Somaliland ee Yurub (SSE) waxa ay beryahanba isha ku haysay dhaqdhaqaaqyo gudaha iyo dibada dalka ay ka wadeen (walina ka wadaan) urur amma dhaqdhaqaaq (movement), waa siday iyagu isku sifeeyeene, la magac baxay World Wide Somali Students and Professionals (WSSP).
....Read More
Dallada kulmisa ururada Somaliland ee Yurub (SSE) waxa ay beryahanba isha ku haysay dhaqdhaqaaqyo gudaha iyo dibada dalka ay ka wadeen (walina ka wadaan) urur amma dhaqdhaqaaq (movement), waa siday iyagu isku sifeeyeene, la magac baxay World Wide Somali Students and Professionals (WSSP).
Ururka....Read More
Taariikh: 28/06/2012
Tixraac: SSE37928062012
halkan ku soo bandhigaysaa aragtideeda ku aadan shirkii lagu qabtey waddanka Boqortooyada Ingiriiska.
Figrad ururin ,dood iyo wadatashi ka dib , Dallada SSE waxa ay ugu horreyn si TAXADAR leh u soo
dhawaynaysaa:
Wadahad....Read More
Local investment in Somaliland has been termed as a lucrative and secure business venture.
This was said during the annual conference of Somaliland Societies in Europe (SSE) and The Diaspora organization held in Belgium's parliament building in Brussels. The Agenda of the conference 2 days conf....Read More
Somaliland Diaspora in Belgium managed, successfully, to coordinate series of historic events that lasted for two days. On 25th May 2012, the Diaspora, led by Mahamud Sayid, liaised a [preliminary] Conference hosted by the Flemish Parliament in Brussels, Belgium. This maiden interaction between Somal....Read More
Somalilanders in the Diaspora never had it so good. The success of the Washington DC conference was followed by an equally important and inspiring two day conference on Friday 25 and Saturday 26 May 2012; this time the conference was held in Brussels - the European Union capital and was organi....Read More
On the occasion of 18th May 2012 Somaliland Society in Europe (SSE) wants to extend its heart felt wishes to all the nationals of the Republic of Somaliland, both inside the country and in the Diaspora.
The historic day of 18th May 1991 marked the beginning of a new era for the people of Soma....Read More
Kulan muhiim ah oo ay soo abaabushay dallada SSE oo kulmisa jaaliyaddaha Somaliland ee Yurub ayaa lagu qabtay Galbeedka Magaalada London oo ah xarunta ururka jaaliyadda Somaliland ee West London Somaliland Community maalintii Sabtida ee ay taariikhdu aheyd 7da Aprill 2012. Kulanka waxa ka soo qayb ga....Read More
Ururka Somaliland Societies in Europe (SSE) oo kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub wuxuu bayaan ama fariin taageero ah u dirayaa shacabwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, madaxda qaranka ee uu hormoodka ka yahay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuu....Read More
Ku: Xukuumadda Somaliland
Og:Goleyaasha kale Dowladda
Og: Xisbiyada Qaranka JSL
Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) waxa uu dareen weyn ka muujinayaa isimada iyo ergooyinka kala duwan ee Taleex qalinka ku duugey sameynta maamul goboleed, kaas....Read More
Ku: Ku Xukuumadda Somaliland
Og:Goleyaasha kale Dowladda
Og: Xisbiyada Qaranka JSL
Og: Salaadiinta, Cuqaasha, wax-garadka iyo shicibka JSL.
Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) ayaa ugu horreyn waxa uu muujinayaa dareenka ....Read More
Taariikh: 05/11/2011
Summad: 20105112011
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soo gudbinayaa munaasabada Ciida-ul Adxada.
Ugu horreyn Ilaahay a....Read More
Taariikh:22/09/2011
Summad: 19221092011
Kulan muhiima ah oo ay yeesheen ururrada jaaliyadda Somaliland ee UK, aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah dadka u ololeeya qaddiyada Somaliland, ayaa lagu qabtay xarunta ururka Jaaliyadda Somaliland ee West London Somaliland Community maalintii S....Read More
European Parliament
Dr. Charles Tannock MEP
Willy Brandt 04M081
European Parliament
Rue Wiertz
Bruxelles 1047
Belgium
Dear Dr Tannock,
With much appreciation we read the article about your call for Somaliland independe....Read More
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhawaynayay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zamzam Cabdi Aadan, ayaa lagu qabtay Restaurant Food Palace ee Galbeedka London. Waxa xafladdaasi oo ay abaabulkeeda iska kaashadeen ururka Somaliland Society UK (SSUK) iyo ururka Somaliland Society Euro....Read More
Guddoomiye ku xigeenka dalladda ururada Bulshada rayidka ah ee Somaliland ( SONSAF ) Md.Hassan Bulbul ayaa shir kula yeeshay Magaalada London ururada qurbajoogga reer Somaliland ee Yurub . Shirkaas oo ujeedadiisu ahayd xog-wareysi xaaladda siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalkii ku sugan yahay iyo doorka ....Read More
Somaliland Societies in Europe (SSE) and its member organisations in Europe congratulate the government of South Sudan and its people on their achievement of independence to become the 193rd state in the world. You deserve to join the ranks of the independent nations and become one of the youngest na....Read More
It was 51 years ago when on 26th June 1960 Somaliland, a former British Protectorate, achieved its independence. Somaliland was an independent country for five days and was recognized by some 35 states, before it voluntarily merged with the former Italian Trusteeship which gained its independence on ....Read More
The Darlington (Gacmadheere) Foundation has been set up in memory of Richard R Darlington who worked as a teacher and headmaster in Sheikh and Amoud Secondary Schools from 1950s to 1971. Richard R Darlington had a great respect and admiration for the people of Somaliland.
Richard R. Darlington ....Read More
Waxa fiidnimadii Isniinta ee bisha May ay heyd 30/05/2011 ay dallada jaalliyadaha Somaliland ee Yurub(SSE) abaabushay kulan telifoon ah oo ay ka qayb qaateen xubno ka socdey jaalliyadaha Somaliland ee Yurub. Waddamada qurbo joogu xidhiidhka ka soo sameeyeen waxa ka mid ahaa: UK, Holland, Germany, Bel....Read More
Somaliland communities in Europe are joining forces to, on 18th May 2011, to celebrate the 20th anniversary of Somaliland’s independence.
Main objectives for the celebrations are:
To Celebrate and commemorate Somaliland’s 20th Anniversary since it withdrew from the union with Soma....Read More
Waxa fiidnimadii Jimcaha ee bisha May ay heyd 6/05/2011 ay dallada jaalliyadaha Somaliland ee Yurub(SSE) abaabushay kulan telifoon ah oo ay ka qayb qaateen jaalliyadaha Somaliland ee Yurub iyo qaar ka socdey waddanka Canada iyo Maraykan. Waddamada qurbo joogu xidhiidhka ka soo sameeyeen waxa ka mid a....Read More
The Somaliland community in the UK will on, 18th May 2011, hold a rally to mark the 20th anniversary of the birth of the Republic of Somaliland. The rally will be held on the said date at Old Palace Yard Westminster (opposite the houses of Parliament) between 1:00-5:00PM.
The Repu....Read More
Waxa maalintii Sabtida ee 23ka April ka dhacay magaalada Manchester ee waddanka Ingiriiska kulan xog-waran ah oo la xidhiidha arrimaha abaaraha Somaliland ka jira iyo duruufaha ku xeeran. Kulanka waxa marti u ahaa wafdi ka socdey oo ka kooban:
1-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland. S....Read More
They face huge barriers of language, culture and poverty – but Manchester’s Somali children have achieved an astonishing breakthrough in their exam results.
Just eight years ago, barely 14 per cent of pupils in the city gained the government’s GCSE benchmark.
Today, that figure has rocket....Read More
Taariikh: 13/01/2011
Sum: SSE24513012011
Ku; Dhammaan xubnaha SSE
UJ: Codsi lacagta xubinimadda
Asalamu Calaykum,
Dhammaan xubnaha sharafta leh ee dalladda SSE waxa aan ku boorrinayaa bixinta lacagta biirada ama qaadhaanka ee ururka. Si....Read More
Taariikh: 31/12/2010
Sum: 235331122010
Sannad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu haddimo leeyahay, waa laga helaayoo, hadhow lagu xusuutaa, kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay (Aamiin).
Ugu horreyn, ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somali....Read More
Europe), oo ah dalladda ay ku bahoobeen Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub, waxa uu werwer badan ka muujinayaa shirar muddooyinkan danbe la wad waday; kii ugu dambeeyeyna lagu qabtey dalka Jabbuuti bishan Diisember 2010 halkaas oo sida ay sheegeen qabanqaabiyeyaasha shirkaasi la isugu keenay qaar ka....Read More